Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ka yiri Mustaqbalka SSC Madaxweyne Deni?
    Somalia

    Muxuu ka yiri Mustaqbalka SSC Madaxweyne Deni?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 2, 2023Updated:August 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hadalka Madaxweyne Deni ee SSC micnihiisu,waa…

    1.PL oo aad qayb ka tihiin xiligan in aad si buuxda uga baxdaan ama si buuxda uga sii mid ahaataan ka tashta.

    2.PL inteeda kale waxay idin siinaysaa fursad aad Aayihiina uga tashataan oo aad si rasmi ah iskugu raacdaan hal jiho.

    3.PL inteeda kale waxay idinku bogaadinaysaa midnimadiina iyo Aayo ka tashigiina.

    4.PL inteeda kale idinkuba faragelinayso Aayo ka tashagiina,waxayse idinku boorinaysaa in aad kala barataan Xabiibkiina iyo Xaasidkiina.

    5.PL inteeda kale,waa idin jeceshahay,waxayna jeclaan lahayd in aad qayb ka sii ahaataan midowga PL,balse doorashada idinkaa xor u ah.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    "Gundhiga hadalka Deni,waa waxii aad isku raacdaan,baan idinku raacnay" pic.twitter.com/e2CqEX7ASe

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) August 2, 2023

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.