Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu kaga hadlay Shirkiisa jaraa’id W.Arimaha Dibada Itoobiya?
    Somalia

    Muxuu kaga hadlay Shirkiisa jaraa’id W.Arimaha Dibada Itoobiya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weli ma imaan Itoobiya halkii la rabay in ay timaado…..

    1.Si cad waa in ay uga laabataa isfahankii ay la saxiixatay Maamulka Somaliland.

    2.Si cad,waa in ay uqirtaa in ay ixtiraamayso Madaxbanaanida Qaran iyo Midnimada Dhuleed ee Somaliya.

    Hadalkan Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya,waa mid Diblomaasiyadeed oo aan waadix ahayn,balse muujinaya in Itoobiya xaalku ku adag yahay.

    Wasiirka Arimaha Itoobiya,hadalkiisu,waa mid muujinaya waji gabaxa ku dhacay Siyaasadoodii Arimaha Dibada iyo go’doonka ay galeen.

    Marka laga tusaale qaato hadalka Wasiirka Arimaha Dibada ee Maamulka Abiy cadaadiskii Somaliya waa damqay,waxaana la rajayn karaa in Shirka Turkiga ee loo balansan yahay uu miro dhal noqdo.

    Sida muuqata Maamulka Abiy,waa ogol yahay in uu ka laabto isfahankii uu la galay SL ,balse wuxuu rabaa in Shaati loo geliyo.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/82mHn3tnAsObucda.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.