Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ku salaysan yahay booqashada Xamar Ee W.Gaashaandhiga Kenya?
    Somalia

    Muxuu ku salaysan yahay booqashada Xamar Ee W.Gaashaandhiga Kenya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Imaanshaha Wasiirka Gaashaandhiga Kenya ee Muqdisho,waa mid caadiya oo wada shaqayneed.

    Kenya,waxaa ka jooga Somaliya Laba Ciidan oo midna qayb ka yahay hawlgalka Atmis midna ka Madax banaan yahay.

    Waxaa kaloo jiray qorshe la dajiyay oo ahaa hawlgal argagixiso la dirir oo Jubbooyinka ku Aadanaa oo Kenya qayb ka noqon lahayd.

    Sidoo kale,waxaa Kenya saamaynaya mudo kordhinta ay dalbatay Dowlada Somaliya ee ku Aadan hawlgalka Atmis.

    Madaxweyne Xasan maalmo ka hor,ayuu ka hadlay arinka Ciidamada Atmis,waxayna ubadan tahay in arimahaas ay kawada xaajoon doonaan Wasiir Ducaale.

    Weftiga Wasiirka Gaashaandhiga Kenya,waxaa la socda dhamaan Saraakiisha Ciidamada qaybaha kala duwan ee Ciidamada Kenya kuwooda ka hawlgala gudaha Somaliya.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.