Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ku salaysan yahay khilaafka ka dhexqarxay MBS iyo MBZ?
    Somalia

    Muxuu ku salaysan yahay khilaafka ka dhexqarxay MBS iyo MBZ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 21, 2023Updated:July 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    6-dii Bilood ee udanbeeyay maysan wada hadlin Labada hogaamiye ee MBS iyo MBZ.

    Mid waa 37-jir hogaamiya Boqortooyada ugu awooda badan Caalamka Islaamka,midna waa 62-jir hogaamiya Dalka ugu furfuran Khaliijka Carabta.

    Waa isbahaysi ay mideeyaan arimo muhiim ah oo ay ugu horeeyaan Diinta iyo Dhaqanka Labada Wadan.

    Haatan,waxaa ka dhexqarxay khilaaf lagu tilmaamayo mid ka xoog badan kii ka dhex qarxay Sacuudiga,Imaaraadka iyo Qatar oo dhinac ahayd…

    Arimaha ay isku maandhaafeen,waa Sadex Qodob oo kala ah…

    1.Soo jiidashada maalgashiga Shirkadaha reer Galbeedka,Dalxiisayaasha iyo Dadka Caanka ah  oo hada Imaaraadku uyahay Saldhig,halka Sacuudigu bilaabay furfurnaan uu kusoo jiidanayo,isagoo isticmaalaya awoodaha dabacsan ee iibsashada Kooxaha Ciyaaraha Yurub iyo martigelinta Xafladaha iyo Ciyaaraha caalamiga ah.

    2.Dhimista wax soosaarka Saliida oo Imaaraadku uusan ku waafaqsanayn Sacuudiga,tii udanbaysayna,waxuu ku aqbalay cadaadis Sacuudigu saaray.

    3.Dagaalka Yemen oo Imaaraadku kaga duwanaaday maarayntiisa iyo sii wadidiisa Sacuudiga,iyadoo markii horeba Imaaraadku ugu jiray wiiqida Awooda Iran ee Gobolka,halka Sacuudigu isagu yahay kan bilaabay dagaalka.

    Isku soo wada duuboo Sacuudiga Siyaasiyan uma wanaagsana khilaafka Imaaraadka,waxuuna luminayaa doorkiisa hogaaminta Gobolka.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.