Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ku salaysan yahay socdaalka MW Xasan Ee Rwanda iyo Burundi?
    Somalia

    Muxuu ku salaysan yahay socdaalka MW Xasan Ee Rwanda iyo Burundi?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 15, 2023Updated:November 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Berri foog,waxuu usocdaalayaa Wadamada Rwanda iyo Burundi oo ay ka dhacayaan Shir ay leeyihiin Wadamada Ciidamada ay ka joogaan Somaliya.

    Ujeedka Shirkaas,waa in mudada Ciidamadoodu sii joogayaan Somaliya ay sii kordhiyaan oo Wadajir udalbadaan taageero dhaqaale.

    MW Xasan qayb,ayuu ka yahay soo jeedintaas,waana sababta uu utagayo Shirkaas.

    3-bilood oo dheeriya ayay Somaliya dalbatay in mudada lagu daro Ciidamada Atmis,balse Dalalka ay ka yimaadeen Ciidamadaas,ayaa Sadex kale dalbanaya,iyagoo ku doodaya Somaliya in aysan isku filnayn,waxayna tusaale usoo qaadanayaan dagaalkii argagixisada ee Wajigiisii koobaad dhamaystirmi waayay.

    Wadamada ay ka joogaan Somaliya,ayaa ku hela hawlgakaas dhaqaale ka kaafiya miisaaniyadahooda Wasaaradaha Gaashaandhiga,waxayna Somaliya utahay Il dhaqaale.

    Midowga Yurub oo ah deeq bixiyaha ugu weyn ee kaba hawlgalka Atmis,ayaa ku daalay bixinta Lacagtaas,haatana raba in uu soo afjaro.

    Somaliya Shirkaas,waxaa ku matali kara Ra’isalwasaaraha,ku xigeenkiisa ama Wasiir.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.