Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ku salaysan yahay socdaalka MW Xasan Ee Turkiga?
    Somalia

    Muxuu ku salaysan yahay socdaalka MW Xasan Ee Turkiga?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Heshiiska Turkiga iyo Somaliya,ayaa si rasmi ah loogu saxiixayaa Wadanka Turkiga maalmaha soo socda.

    Ka hor Saxiixa Labada Madaxweyne ee Somaliya iyo Turkiga oo ka dhacaya Markab dushiis,waxaa heshiiska la marsiin doonaa Baarlamaanka Turkiga.

    MW Xasan marka hore,wuxuu tagayaa Kenya,kadibna,waxuu uga sii gudbi doonaa Turkiga oo xaflada Saxiixa rasmiga ah ay ka dhacayso.

    Turkigu si weyn,ayuu ugu faraxsan yahay in uu helo Saxiixa heshiiskan ee DFS,waxaana usii uqorshaysan in ay Dowladaha Xubnaha ka ah DFS ay ukala diraan waftiyo si gaar gaar ah ugla xaajooda qaybaha ka quseeya.

    Dowlada Xasan May 15,waxaa ubuuxsamaya 2-dii Sano,taasoo ka dhigan in uu yahay MW sii socda oo aan wax badan lala galayn.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.