Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Talyaha Africom ee Puntland?
    Somalia

    Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Talyaha Africom ee Puntland?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 13, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Talyaha guud Ciidamada Maraykanka ee Africom oo soo gaaray Puntland.

    Wada shaqaynta Maraykanka iyo Puntland,ayaa heer sareeya gaarsiisan.

    Maraykanku waxuu Saldhig weyn oo Milatari ka samaysanayaa gudaha Puntland.

    Sidoo kale waxuu kor uqaadayaa hawlgalka la dagaalanka argagixisada.

    Ciidamada PSF ee uu taageero Maraykanka,ayaa la siyaadin doonaa laguna dari doona shaqadooda la dagaalanka burcad badeeda.

    Maraykanku waxuu Puntland ka taageeri doonaa Ciidamada tababaradooda iyo qalabayntooda.

    Safarka Talyaha Africom,waxuu kusoo aadayaa maalin ka hor markuu Maraykanku dib u fasaxay taageerida Ciidanada Somaliya

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.