Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Xasan Sh Ee Jabuti?
    Somalia

    Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Xasan Sh Ee Jabuti?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jabuuti,ayuu Gaaray si uu kaalmo Ciidan iyo Taageero uga dalbado Ismaaciil Cumar Geelle.

    Arimaha ugu waa weyn ee kulanka Labada Oday waa Dalabka Xasan Shiikh wato ee ku aadan sidii Ciidanka Midowga Africa usii Joogi lahaayeen qaybo kamid ah Koonfurta Somaliya kuwaas oo la rajay nayay in ay 3000 oo kamida ka baxaan hawlgalka Atms Dabayaaqada Sanadkan.

    Waxaa Xusid Mudan in Midowga Yurub uu Joojiyay qayb ka mid ah Dhaqaalaha ku baxa Hawl galka Midowga Afrika ilaa laga fulinayo qorshihii la qorsheeyay sanadkan Dabayaaqadiisa ee ay Somaliya isaga bixi lahaayeen Ciidan gaaraya 3000 oo Atmis ah.

    Villa Somaliya,ayaa rabta in ay joogaan Ciidankaas,iyadoo sheegtay in aysan Ciidanka Somaliya Dabooli karin baahida Xarumaha ay Ciidankaasu baneeyaan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.