Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Xasan Sh. Ee Ugandha?
    Somalia

    Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Xasan Sh. Ee Ugandha?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Xasan,waxuu tagey Ugandha si uu tababar ugu soo xiro Ciidan halkaas ku xaraysnaa.

    Waa shaqo uu ku filnaa Ra’isalwasaaraha ama Wasiirka difaaca,balse loo Gacan banayn waayay.

    Ujeedka socdaalka Xasan waa ka weyn yahay tababar soo xirid ee waxaa ku hoos jira Rasaas iyo Hub Musafeni laga soo qaadayo oo la qarinayo.

    Waxa ugu weyn oo Xasan iyo kooxdiisu isla gaabinayaan waa Ciidamo gaaraya 10-kun oo loogu kala tababarayo Turkiga,Masar,Eretereya,Jabuti iyo Ugandha in ay soo laabtaan oo ay qalabaystaan.

    Qorshaha Ciidankaas laga leeyahay waa in bartamaha iyo Koonfurta Dalka laga hirgeliyo Hawiye Power Kursiga lagu sii haysto laguna lunsado Deeqaha caalamka.

    Ciidankii 5000-kun ahaa ee Eretereya laga keenay waxyar baa ka jooga,kumana tusaale qaadan Ciidan la abaabulo in aysan macno soo kordhinayn D+D.

    15-kii sano ee udanbeeyay Somaliya,waxaa loosoo tababaray ku dhawaad 30-kun oo Askari,isla markaana Miisaaniyada D.Fadaraalka,waxaa ku jira 36000-kun oo Ciidan ah,welina Villa Somaliya,Baarlamaanka,Dekeda iyo Garoonka Ciidan shisheeye,ayaa ilaaliya.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.