Garowe (IDILNEWS) Guโjir guddoomiyaha gobolka Nugaal ayaa shirkiisa jaraaโid wuxuu siweyn ugaga hadlay xaaladda guud ee gobolka Nugaal, waxyaabihii u qabsoomay mudadii uu xilka hayey iyo xog la xiriirta gabar kufsi iyo dil loogu geystey magaalada Garoowe, xaaladda abaareed ee gobolka iyo arrimo kale,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
