Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ku salaysnaa socdaalkii Garowe Ee Sacdiyo Salaad?
    Somalia

    Muxuu ku salaysnaa socdaalkii Garowe Ee Sacdiyo Salaad?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 25, 2023Updated:July 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ujeedka Sacdiyo Salaad ee Garowe,waxuu ahaa Laba Qodob,sida ay noo xaqiijiyeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Fadaraalka oo ka gaabsaday in aan soo xigano Magacyadooda….

    1.Amnixumada Xamar oo Dadka laga mashquuliyo.

    2.Gaarsiinta dhaqaale kooxda Aaran-shaydaan.

    Balse raadgadashadu,waxay ahayd Caano shub aan jirin oo Suldaanka  Beesha Meheri lagu been abuurtay.

    Dowlada Puntland oo heshay xogta socdaalkeeda,ayaa ka hor tagtay kuna khasabtay in laga reebo Diyaarada,iyada iyo Sadex Wasiir iyo Xildhibaano ka mid ahaa weftigeeda.

    “Si karaamo darro ah,ayaa looga dajiyay Diyaarada,waxaana gudaha usoo gashay Diyaarada Talyaha Nabadsugida Garoonka Aadan-cade oo wadata Magaca Sacdiyo iyo Wasiirada”Ayuu noo sheegay mid ka mid ah Rakaabkii saarnaa Diyaarada.

    Sidoo kale Khadar Faroole oo qayb ka ahaa weftiga Sacdiyo,ayaa uraacay diyaarad kale Dubai markii laga soo dajiyay midii Garowe,sida goobjooge noo xaqiijiyay.

    Waxaa xusid mudan in safarkii ugu danbeeyay ee Sacdiyo uu dhaliyay geerida 17-Qof Garoonka diyaaradaha Bosaso ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.