Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu la micno yahay hadalka Xamse Xalay kasoo yeeray?
    Somalia

    Muxuu la micno yahay hadalka Xamse Xalay kasoo yeeray?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 9, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wax cusub ma sheegin ee waxuu ku celiyay hadalkii Xasan.

    Xamse,waxuu umuuqdaa Nin Hurdo laga soo toosiyay oo soo salalay lana soo jiheeyay.

    Waxa uu ku doodayo oo PL ku eedaynayo maleh cadayn la taaban karo laguna wada qanci karo.

    Laba Qodob,ayaa laga dhex arki karaa hadalkiisa…

    1.In Dowladii Xasan Sanad ku fashilantay.

    2.In PL ay tahay awood aan la dhaafi karin.

    Puntland in Dalkan lagu tagrifalo awoodiisa Dowladnimo ma aqbali karto.

    Waxa ay Maanta ku haysato Dowlada Xasan hogaaminayo,waa waxii ay Shalay ku haysatay oo ku hor taagnayd Dowladii Farmaajo.

    Dowladnimada Somaliya ma dhisna,Dalkuna maleh Dastuur oo weli,waxaa lagu guda jiraa dhisme Dowladeed iyo Qabyo tir Dastuur.

    Puntland kuma ceebaysna in ay muujiso taxadar iyo ka fiirsasho.

    Dayn Cafintu waa barnaamij ubaahan wada shaqayn,isla ogol iyo isla eegid fadhida.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.