Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu salka ku hayaa khilaafka udhaxeeya Trump iyo Elon?
    Somalia

    Muxuu salka ku hayaa khilaafka udhaxeeya Trump iyo Elon?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sidaan horey u soo sheegnay, dhaleeceynta Elon Musk uu u jeediyay sharciga canshuuraha iyo kharashaadka ee Donald Trump ayaa ah udub-dhexaadka khilaafkooda.

    Trump ayaa ku tilmaamay sharciga ‘mid weyn oo qurux badan’ Waxaa ku jira canshuur dhimis la dheereeyay, sharciyo adag oo loogu talagalay cidda heli karta kaalmada dowladda dhexe, iyo kor u qaadidda xadka ugu sareeya ee dowladda u ogolaanaya sharci ahaan in ay amaah qaadato si’ay u bixiso kharashaadkeeda.

    Qiyaasaha ayaa muujinaya in, sida uu hadda yahay, sharcigu uu kordhin doono miisaaniyadda dayaca oo ah (farqiga u dhexeeya waxa dawladdu kharash garayso iyo waxa soo gala) oo qiyaastii noqonaysa $600 bilyan (£444 bilyan) sannadka maaliyadeed ee soo socda.

    Xildhibaanada Aqalka Wakiillada ee Jamhuuriga ah ayaa si cidhiidhi ah u ansixiyay sharcigan bishii May, taasoo Trump u ahayd guul weyn bishii la soo dhaafay.

    Sharcigu hadda wuxuu u gudbayaa Aqalka Senate-ka, kaas oo fursad u heli doona inuu ansixiyo ama uu wax ka beddelo qodobbada kahor inta uusan gaarin miiska Trump.

    Xigasho:- BBC.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.