Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu Xasan Shiikh kala hadli doonaa Berri foog Baarlamaanka iyo Wasiirada DFS?
    Somalia

    Muxuu Xasan Shiikh kala hadli doonaa Berri foog Baarlamaanka iyo Wasiirada DFS?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 20, 2024Updated:February 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida xoguhu sheegayaan MW Xasan,wuxuu marka hore Shir gudoomin doonaa Shirkii Golaha Wasiirada Khamiislaha ahaa oo loo badalay mid aan caadi ahayn oo lasoo hirmariyay ee Xukuumada FS,kadibna,waxa usoo aadi doonaa Baarlamaanka.

    Sadex arin,ayay wararku sheegayaan in midkood uu noqon doono hadalkiisa….

    1.Ka daba tag hadalkii Shariif oo wax weyn yeelay qorshihiisii Dastuurka iyo Siyaasada Wadanka.

    2.Go’aamo Itoobiya ka dhan ah oo laga yaabo in uu shaaciyo Berri foog hadii rabbi idmo,haduusan Geelle ilaa Caawa dhexdhexaadin uu wado aysan miro dhalin.

    3.Mashquulin Baarlamaanka,Siyaasiyiinta iyo Shacabka si aysan isaga ugu mashquulin.

    Wadanku xilli adag,ayuu marayaa oo baahida ugu weyn ee taagan ay tahay midnimo,taasoo umuuqata in MW Xasan uusan awoodin.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.