Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu yahay codsiga Axmed Madoobe oo hor dhigay Xasan Shiikh?
    Somalia

    Muxuu yahay codsiga Axmed Madoobe oo hor dhigay Xasan Shiikh?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kaliya ii ogolow in aan 5-Sano oo kale isku Caano shubo;ayuu Axmed Madoobe hor dhigay Xasan.

    Dastuurka ku falaad?
    Kursiga RW kufso?

    Dhankiisa Xasan,wuxuu ugu jawaabay bal Sanad ku darsiya qaado Doorashada aan dib iskugu soo laabano.

    Xasan iyo kooxdiisu way og yihiin in Axmed yahay Mas oo wax walba oo ay heshiis kula galaana uusan fulinayn.

    Balse hadafkoodu,waa in ay tooda marsadaan,kadibna dilaan,waxayna ku ballameen 26-ka Bishan in Xamar uu ka dhaco kulan DG kaasoo lagu taageerayo qorshaha waxkabadalka Dastuurka ee Xasan.

    Waxaa muuqata in RW iyo MW JL  noqdeen madluumiin Siyaasadeed oo aan han iyo aragti ka lahayn masiirka iyo mustaqbalka Wadanka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.