Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu yahay khilaafka ka dhex jira Firdhiye iyo Cabdi Madoobe?
    Somalia

    Muxuu yahay khilaafka ka dhex jira Firdhiye iyo Cabdi Madoobe?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warqadan,waxay qusaysaa khilaafka ka dhex jira Cabdi Madoobe iyo Firdhiye ee Garaadadu Buuhoodle utageen si ay uxalliyaan….

     

    Firdhiye,waxuu rabaa in uu Ciidamada ka dhex saaro Cabdi Madoobe,kadib codsi uga yimid Dowlada Fadaraalka ah oo ku saabsan tuhun Shabaabnimo.

    Firdhiye,waxuu ku dhegan yahay fulinta heshiiska uu lasoo galay Xasan Shiikh ee meesha looga saarayo Cabdi Madoobe.

    Ilaa iyo hada Firdhiye ujeedkiisa,waa la fahmi la’ yahay,waxuuna ku doodayaa taageero kama helayno Xalane,hadaan Cabdi meesha laga saarin.

    Cabdi Madoobe,waxuu heegan gashtay Ciidankiisa,waana mida keentay in looga shakiyo Guuris dhanka Buuhoodle ah oo Warqadan loosoo saaray.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.