Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu yahay Mowqifka W.Waxbarashada Puntland Ee Shirka Xamar?
    Somalia

    Muxuu yahay Mowqifka W.Waxbarashada Puntland Ee Shirka Xamar?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 13, 2023Updated:March 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muxuu yahay Mowqifka W.Waxbarashada PL ee Shirka Xamar?

    Wasaarada Waxbarashada Puntland waxay go’aan ku qaadatay in aysan ka qaybgelin Shirka Xamar ee uu diyaarinayo Wasiir Faarax.

    Sababta aysan uga qaybgalayn ayay ku sheegtay in danta laga leeyahay ay tahay igu sawir la tusayo Deeq bixiyayaasha caalamka.

    BC,ayaa shuruud uga dhigtay Wasiir Faarax in uu Puntland keeno Shirka,hadii uu awoodi waayana,waxeeda gaar loo siinayo oo loo tixgelinayo cabashadeeda.

    Faarax,waxuu si cad utaagan yahay in wax loo qaybsadaa Somaliya iyo Somaliland.

    Somaliya oo uu udhigayo Dhulkii Talyaanigu gumaysan jiray oo PL ku jirto in Xamar la hoos keeno,ayuu qabaa.

    PL waxay taagan tahay Dalku waa Fadaraal inta la dhamaystirayo Dastuurka oo la midaynayo arimaha Asaasiga ah,wax qaybsigu,waxuu sii ahaanayaa Sadex meeloodkii PL.SL iyo Bartamaha iyo Koonfurta.

    Faarax oo raba in uu fashiliyo waxqaybsigaas iyo dooda PL,ayaa BC ku saaraya cadaadis ah in PL la hooskeeno Mashaariicdeeda Waxbarasho Xamar,isagoo Shirkii Paris ka hor jeediyay hadalkaas.

    Hadafkiisa ugu weyn waa in PL hoos loo dhigo oo laga mid dhigo Maamulada aysan ka jirin hanaan Waxbarasho oo xataa 1000 Macallin aysan ka hawlgelin.

    Puntland,waxaa ka hawlgala 10.000 oo Macallin,waxayna Wasaarada Waxbarashada PL bixisaa Mushahaarkooda,iyadoo kaashanaysa Deeq bixiyayaasha 2117-Macallin.

    Doodan,waxaa qaba Wasaarada Waxbarashada Puntland.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.