Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu yahay qorshaha Ciidamada Itoobiyaanka ah Ee faraha badan usoo galayaan JL ?
    Somalia

    Muxuu yahay qorshaha Ciidamada Itoobiyaanka ah Ee faraha badan usoo galayaan JL ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 17, 2023Updated:March 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    12-ka Kun ee Ciidamada Itoobiyaanka ah ee kasoo gudbaya Xuduuda Gedo iyo Ciidamada la diyaarinayo waxay Aas-aas uyihiin Jubaland-ta cusub.

    Ciidamadaas waxay isku furi doonaan Gobolka Gedo,kadibna waxay xorayn doonaan Caasimada JL ee lagu qaban doono doorashada Madaxweynaha Aug 2024.

    Qorshahan,waxaa wax ka og Xasan Shiikh,waxuuna ku garabsiinayaa Siyaasiyiinta ay xiligan jaanta isla hayaan ee reer Gedoodka ah.

    Axmed Madoobe,waxuu Baydhabo ufadhiyaa oo usamaynayaa tanaasul walba oo ka hor imaanaya Dastuurka JL iyo kan fadaraalka in ilaa December 2024 loo sharciyeeyo mudo kororsigiisa.

    Jubaland,waxaa la joogaa markii loo heli lahaa hogaamiye mideeya.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.