Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu yahay qorshaha kale Ee Maraykanku uhayo Dagaalka Qasa?
    Somalia

    Muxuu yahay qorshaha kale Ee Maraykanku uhayo Dagaalka Qasa?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sheegay in haddii qorshaha ugu dambeeyay ee nabadeed ee Gaza uu fashilmo ay hoos u dhigi doonto hogaamiyaha Xamaas ee Gaza.

    Antony Blinken, oo booqasho ku jooga Bariga Dhexe, ayaa sheegay in caqabada keliya ee hortaagan hindisaha ay tahay “hal nin oo ku qarinaya dhulka hoostiisa toban dabaq ” –hadalkaas oo uu ula jeeday Yahya Sinwar.

    Ma jirto jawaab rasmi ah oo ka soo baxday Xamaas. Balse waxa ay soo dhaweysay go’aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu Isniintii ku taageeray qorshaha xabbad-joojinta ee Mareykanka, waxaana sarkaal ka tirsan kooxda uu sheegay in ay diyaar u yihiin wada-xaajood.

    Mr Blinken ayaa sheegay in ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, uu dib u xaqiijiyay in uu aqbalay qorshahaas intii lagu jiray kulan ay la yeesheen.

    Xigasho:-BBC

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.