Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu yahay qorshaha Masar Ee Somaliya ku Aadan?
    Somalia

    Muxuu yahay qorshaha Masar Ee Somaliya ku Aadan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Masar maxay ka rabtaa Somaliya?

    Masaaridu way yaqaanaan,waxa ay rabaan oo Xisaabtu kama khaldana.

    Sida muuqata Maamulka Sisi,waa soo kiciyay Masar oo waa kasoo gudbiyay xaaladihii adkaa ee gudaheeda,wuxuuna dib usoo nooleeyay saamaynteedii Dibada.

    Masar maxay ka rabtaa Somaliya?

    1.Gacmaha ay u usticmaalayso Loolanka Itoobiya kala dhaxeeya in ay Somaliya ka mid ahaato,sida..

    B.Sudan.
    T.Eretereya.

    Sidoo kale Masar,waxay qabanaysaa Shir Mucaaradka Itoobiya ay iskugu keenayso,waxayna haatanba ku dhex jirtaa gudaha oo waxay Hub iyo Dhaqaale siisaa Tigreega,Amxaarada iyo Oromada.

    2.Doorkii Jaamacada Carabta ee Somaliya in lasoo nooleeyo oo lagula loolamo Turkiga.

    B.Somalida markay timaado Masar iyo Turki,waxay fahmaan oo dhexgalaan Masaarida,taasoo fursad u ah Masar.

    Masar,waxay hawlgelisay…

    B.Bangiga Masar

    T.Ganacsiga.

    J.Waxbarashada.

    X.Milleteriga.

    Qorshaheeda,waxaa ka mid ah in qurba joogta Somalida laga soo jiito Turkiga oo haatanba Somali badan,ayaa uweecatay Masar loona fidudeeyay Visa.

    Dhawaan,waxaa la filayaa in uu Sisi tago Somaliya.

    Masar,waxay taageero uga haysataa hawlgalkeeda Somaliya Wadamo Carbeed oo Qani ah.

    JQ

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.