Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu yahay qorshaha Villa Somaliya maalgelinayso Ee lagu kala qaybinayo reer Sool?
    Somalia

    Muxuu yahay qorshaha Villa Somaliya maalgelinayso Ee lagu kala qaybinayo reer Sool?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Villa-da oo fulinaysa qorshaha badbaadinta Muuse Biixi,ayaa Timacadde u xilsaartay fulinta kala jabinta Dhulbahante,waxaana laystusay in Jaamac Siyaad la kasbado oo haday Shalay Hargaysa Siyaasiyiintoodu ku xirnaayeen Maanta si dadban Xamar loosoo marsiiyo.

    Aragtida laystusay,waa in Maxamuud Garaad dego Sadexda Degmo ee Dhulbahante sida gaarka ugu leeyahay Sool,sidaa daraadeed Ugaaryahan 80% ay ka fog yihiin xiriirka SNM marka ay khasab tahay in Jaamac Siyaad lahelo markale,hadii ay awal toos ugu jireen Gacanta Hargaysa hada loo maro Gacanta Villa Somaliya.

    Aragtidaas,waxay u arkaan isbahaysiga Xasan,Geelle iyo Muuse in ay keenayso kala jab Dhulbahante oo waliba Faarax Garaad banaanka ka dhigayso difaaca LC.

    Ilaahay mahadii qorshahaas,waa fashilmay,waxaase haray oo khatarteeda leh in Raga fulinaya ay toos usoo bareeraan oo ay ku dhawaaqaan LC in ay tahay magaalo JS,taasoo kaanaysa Qarax weyn.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.