Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu yahay qorshaha Xasan ku hoos wato Garoon cusub Ee Muqdisho yeelato?
    Somalia

    Muxuu yahay qorshaha Xasan ku hoos wato Garoon cusub Ee Muqdisho yeelato?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 29, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In Muqdisho yeelato Garoon Diyaaradeed oo ka sareeya midka hada jira ee Aadan-cade,waa loo baahan yahay.

    Balse Xasan Sh oo aragtidiisu ku salaysan tahay Eex iyo Qabyaalad,ayaa ku hoos wata qorshe.

    35-ta KM ee Garoonku ujirsanayo Magaalada in ay noqoto dhanka Beeshiisa,ayuu ka Shaqeeyay,waana uhirgashay oo waa lasoo diyaariyay halka uu noqonayo.

    In Magaaladu kasoo guurto dhanka Hada ay ka camiran tahay oo ay usoo guurto dhankan cusub ee Beeshiisa marka Garoonka la furo,isla markaana Hotelo caalamiya ay soo dagaan sida Hilton oo kale,ayuu wataa……

    1.In Beesha HG oo qaybaha ay ka degan tahay Muqdisho noqdeen Aaga ugu qiimaha badan laga soo guuro oo halkaas uu ku baaba’sho Dhaqaalahooda.

    2.In Dadkii kasoo jeeday Beesha Daarood ee lahaa Guryaha ugu muhiimsan ee ku yaal Goobaha istiraatiijiga ah ay qiimo beelaan,sidaana ay ku noqdaan Dad aan Xamarta cusub waxba ku lahayn.

    3.Marka ugu danbaysa in Madaxtooyada iyo Safaaradaha loosoo raro Garoonka cusub Aagiisa.

    Hadafkiisa ugu weyn,waa Xamar cusub oo Beeshiisa aan lala lahayn in uu si dadban ku Aa-aaso.

    Garoonka Lacagta galaysa,waa $400 Milyan,waxaana Dayn ahaan looga soo qaadayaa Shiinaha,iyadoo la filayo 10-ka Sano ee ugu horeeya in Garoonku soo celiyo $200 Milyan.

    Shirkada Turkiga ah ee Gacanta ku haysa haatan mahaysato Lacag intaa le’eg,waxayse ku dadaalaysaa in ay qayb ka noqoto maalgashiga.

    Aragti Qaran oo looga faa’idaysano Dan Qabiil.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.