Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu yahay qorshaha Xasan Sh. Ee Shirkii Koonfurta & Bartamaha?
    Somalia

    Muxuu yahay qorshaha Xasan Sh. Ee Shirkii Koonfurta & Bartamaha?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 13, 2024Updated:October 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kooxda Xasan,waxaa uqorshaysan hadii ilaa Isniinta dadaalladan guulaysan waayaan in ay sii daayaan Warmurtiyeed kasoo baxay Shirka oo aysan qayb ka ahayn JL.

    Qodobada ay sii dayn doonaan,ayay xoguhu sheegayaan in ay ku jiraan…….

    B.In DG-yadu qabsan karaan Doorashooyinkooda Nov kadib markii la tixgeliyay Dastuuradooda.

    T.In Labadii Gudi ee heer Fadaraal iyo heer DG dib loogu hawlgalo.

    J.In Oktoobar 25-keeda 2025 lawada qabto Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka.

    Xasan,waa isdaadraacinayaa markii uu usocon waayay isku daygii hore,waxa uuna samaysanayaa isku day Labaad oo dhigaya in wax lagu sheegay Doorasho Golayaal Deegaan lagu qabto dhawr Magaalo Sanadka danbe,kadibna uu dalbado mudo kororsi uu ku dhamaystiro Dimuqraadiyada.

    Hadafka Xasan,waa mudo kororsi.!!

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.