Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu yahay ujeedka Itoobiya Ee qoraalka ay udirtay QM?
    Somalia

    Muxuu yahay ujeedka Itoobiya Ee qoraalka ay udirtay QM?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 27, 2024Updated:January 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ujeedka qoraalku waa in ay Itoobiya marin habaabiso, jahawareerna ku riddo Golaha Ammaanka, iyadoo ku doodaysa in heshiisku uusan xadgudub ku ahayn gobonnimada iyo madaxbanaannida Soomaaliya,xiisadna ka dhex abuuraynin labada Dowladood dhexdooda,xasillooni-darrina ka dhalinaynin Gobolka,si taasi u meelmartana waxaa:-

    1- Qoraalku lagu sheegay in Dekeddu tahay mid Ganacsi,maadaama ganacsiga uu yahay arrin dunidu wada ogoshahay.

    2- Wuxuu ka aamusay Ictiraafka Somaliland, wuxuuna ka gaabsaday ka hadalka Saldhigga Milateriga.

    3- Wuxuu sheegay in ay ogeysiiyeen Dowladda Somaliya,si loogu suureeyo in Is-afgaradka uu la mid yahay kuwii ay horay ula geli jireen Somaliland.

    5- Wuxuu taageerayaa go’aanka Golaha Ammnaaka ee Midowga Afrika ee iyaga danta u ahaa iyo dhexdhexaadinta Obasanjo oo lagu yaqaan uQareemidda Ictiraaf raadinta Somaliland.

    Shalay Golaha Dhexe ee Xisbiga Itoobiya xukuma wuxuu meelmariyey in Is-fagaradka loo beddelo heshiis buuxa oo dhaqangal ah.

    Xigasho:-C.C.Warsame.

     

    Halkan ka akhriso:-

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.