Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mw Cirro oo umuuqda in uu hurdada ka toosay
    Somalia

    Mw Cirro oo umuuqda in uu hurdada ka toosay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 3, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mw Cirro Siyaasada uu ku maareeyay Gobollada Bari,waa mid daal ka muuqdo oo aan la jaanqaadi karin isbadalada Geeska ka socda iyo Maamul Fresh ah oo hada talada qabtay.

    Siyaasadaas,waa mida keentay in tuhun yimaado oo Dad waa weyn ay ku doodaan in Xasan iyo Cirro wax isla og yihiin,taasoo Siyaasada SL ku ah wajigabax.

    Soo toosidan Maanta,waa loo baahnaa,waana in Dhiig cusub lagu shubaa Siyaasada Gobollada Bari ee SL.

    Macquul ma’ahan in Sanaag oo xarunteedu Ceerigaabo tahay iyo Togdheer oo xarunteedu Burco tahay Maamul loo dhisto.

    Hadaysan SL talaabo Siyaasadeed iyo mid Milleteri qaadin,wuu dhicisoobay hankii Jamhuuriyad Madaxbanaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.