Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»MW Deni oo muujiyay doorkii PL Ee Dowlad dhiska Somaliya
    Somalia

    MW Deni oo muujiyay doorkii PL Ee Dowlad dhiska Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MW Deni waa ku amaanan yahay in uu qaatay doorkiisa ilaalinta Dastuurka iyo dheelitirka awooda Dowladnimo ee Somaliya oo PL mar walba lagu yaqaanay.

    MW Xasan Shiikh,waxuu isku dayayaa in uu si bareer ah ubaalmaro Dastuurka Wadanka oo uu udhigto sida isagu jecel yahay.

    DG-kale waxay noqdeen kuwo aan wax saamayn ah lahayn oo aan waxba ka badali karin Siyaasada Wadanka kuna dhicin in ay khalad ka qabtaan Dowlada Qaran ee fadhida Villa Somaliya.

    Si gaar ah,waxaa doorkoodii lumiyay Ra’isalwasaarihii iyo Madaxweynihii JL oo buuxin waayay matalaadii laga rabay noqdayna hawl fuliyayaal MW Xasan Shiikh.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.