Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»MW Shariif oo si adag unaqdiyay hogaaminta Xasan Shiikh
    Somalia

    MW Shariif oo si adag unaqdiyay hogaaminta Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shariif,waxa uu ka hadlayo waa dhab,wuuna ku dhiiraday in uu tilmaamo,waxayna muujinaysaa in uu jiro Siyaasi ay isku khaanad yihiin Xasan iyo kooxdiisa oo diidan burburinta Dowladnimada loosoo dhiig baxay.

    Balse Shariif waxa uu markale ku waayay in uu noqdo MW oo Khaanadiisu ugarab istaagi wayday,waxay tahay aragtidaas uu leeyahay oo ka saraysa mida ay ka duulayaan hormuudka Siyaasadeed ee Khaanadiisa Beeleed.

    Sharif,waa madi marka laga hadlayo Siyaasi kasoo jeeda Khaanada Beeleed ee Xasan macnana ma samaynayo hadalkiisu,sababtoo ah lagama rabo Xamar Dowladnimada uu ilaalinayo.

    Shacabka Xamar ee caadiga mahan,waxa laga hadlayo ee waa hormuudka Siyaasadu uxiran tahay ee hogaamiya,waxa ka midaysan in aan la helin Qaran Somaliyed oo lawada leeyahay,isla markaana burburinaya waxii lagu heshiiyay.

    MW Shariif,waa Siyaasi qiimo badan oo ka sareeya kuwa ay isku khaanada yihiin,balse aragtidiisu ay Madi ka tahay Xamar.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/An9HEhV9viO63wvZU2HkQgdZtako4s61PRFWk6pmj-M3cvWfWgpza9C1fgUc5Bp1RiGTs-VswgEw_U3s8Qi2VCsC.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.