Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»MW Xasan Shiikh oo hakiyay qorshihiisii wax ka badalka Dastuurka
    Somalia

    MW Xasan Shiikh oo hakiyay qorshihiisii wax ka badalka Dastuurka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MW Xasan qorshihiisii wax ka badalka Dastuurka,waa la laabtay ugu danbayn.

    Laba culays,ayaa ku khasbay in uu hakiyo qorshahaas,kuwaasoo kala ah…

    1.Culays gudaha ah oo ka imaanayay Xildhibaanada,Siyaasiyiinta iyo Madaxda DG qaarkood.

    2.Maraykanka oo si cad ugu gudbiyay in uu joojiyo qorshahaas.

    Haatan dib,ayuu udhigtay,waxa uuna la sugayaa fursad SiyĆ asadeed oo kale.

    Balse Dadka Siyaasada faalleeyaa,waxay qabaan 5-ta Bilood ee uga harsan Labada Sano ee ugu horaysa mudo xileedkiisa,haduu fulin waayo qorshahaas,waa fashilmay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.