Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»MW Xasan ,waxaa ubilowday hoobashada hogaamintiisa Wadanka
    Somalia

    MW Xasan ,waxaa ubilowday hoobashada hogaamintiisa Wadanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 15, 2024Updated:March 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalkii Nabadiidka,wuxuu ka dhigay mid hab Beeleed u abaabulan halkii ay ahayd hab Qaran in loo galo,waxayna noqotay natiijadii in lagu fashilmo oo Deegaamadii laga saarayna ay dib ugu soo laabtaan.

    Dhismaha Ciidan Qaran,waxay ahayd baahiyaha taagan kuwa ugu horeeya,waana ka leexday MW Xasan in uu uwajaho siday ahayd,wuxuuna abaabushay Ciidamo kooban oo Beeleed,waana kuwa ku filnaan waayay sugida amniga Xamar.

    Amniga,waxay ahayd in loo maareeyo si Qaran oo la fariisiyo Siyaasada amniga oo Qaranka,waase ka leexday oo wuxuu aaday mid ugaar ah oo kooban,waana mida keentay fashilka dhacay.

    DFS weli ma helin Madaxweynihii mudnaa,wuxuuna Xasan udanbeeyay dhawr isku si ugu fashilmay hogaaminta Wadanka.

    MW Xasan ,waxaa ubilowday hoobashada hogaamintiisa,isagoon Laba Sano ubuuxsamin…

    1.Kusoo laabashada Nabadiidka Dhulkii laga qabsaday.

    2.Dagaalka iyo burburka nidaam ee Beledweyne.

    3.Qaraxyada Xamar ee is xigxiga.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.