Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Natanyahu oo ku adkaystay sii wadida dagaalka Xamaas
    Somalia

    Natanyahu oo ku adkaystay sii wadida dagaalka Xamaas

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 12, 2024Updated:March 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Waa dhamaystiraynaa Shaqada oo waa ka nadiifinaynaa Xamaas Raffah,sidoo kale Qasa ma noqon doonto meel khatar ku ah mar danbe Israa’iil”Ayuu yiri Netanyahu.

    Hadalkiisa,isagoo sii wata,Ayuu yiri Netanyahu…

    “Xamaas in ay dib isku soo hubayso oo isku soo dhisto oo ay khatar nagu noqoto markale ma sugayno”.

    Beesha caalamka,ayuu udiray fariin oranaysa..

    “Iskuma helaysaan in aad tiraahdaan Israa’iil,waxay xaq uleedahay in ay difaacato amnigeeda hadana aad diidaan markaan talaabo qaadno”.

    Israa’iil marna ma bilaabin dagaal,balse 8-dagaal oo lagu soo qaaday way ku guulaysatay,waa hal hayska reer Israa’iil ee Maanta.

    Khasaaraha Rayidka soo gaaraya,ayuu sheegay in ay aad uga taxadari doonaan si aan taariikhda dhicin oo aysan samayn Dowlad kale oo Aduunka ah.

    Netanyahu,wuxuu hadalladan ka jeediyay Shirweynaha Siyaasadda AIPAC;wuxuu umahadceliyay taageerada Maamulka Biden,wuxuuna ballan qaaday in ay Israa’iil ku adkaan doonto dagaalka.

    "Waa dhamaystiraynaa Shaqada oo waa ka nadiifinaynaa Xamaas Raffah,sidoo kale Qasa ma noqon doonto meel khatar ku ah mar danbe Israa'iil"Ayuu yiri Netanyahu

    Wuxuu umahadceliyay taageerada Maamulka Biden,wuxuuna ballan qaaday in ay Israa'iil ku adkaan doonto dagaalka.

    JQ. pic.twitter.com/MhkoTJyzx4

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) March 12, 2024

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.