Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»News Zealand: Booliska oo Baaritaano ka sameeyay Guriga ninkii laayay Muslimiinta (Sawirro)
    Somalia

    News Zealand: Booliska oo Baaritaano ka sameeyay Guriga ninkii laayay Muslimiinta (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    CHRISCHURCH (IDIL NEWS)-Ciidamada Booliska dalka News Zealand ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen guriga uu dalkaasi ka deganaa Ninkii Jimcihii dadka ku laayay masaajidyo ku yaalla magaalada Chrischurch ee dalka News Zealand.

    Saraakiisha howlgalka hoggaamineysa ayaa waxaa ay sheegeen in howlgalka ay ku baadi goobayaan cadeymo kale oo ku aadan waxa uu ahaa Shaqsiga dadka laayay oo gacanta lagu haayo,hayeeshee weli aysan soo bandhigin waxyaabaha ay kusoo qabteen.

    Ciidamada ayaa sidoo kale intii ay howlgalka ku jireen waxaa ay hoyga kasoo wadeen  hooyada dhashay dilaaga iyo gabar la dhalatay,kuwaas oo ka cabsi qabay in weerar aargoosi ah lagu soo qaado.

    Muslimiin farabadan oo Caalamka daafihiisa kala duwan ku nool ayaa aad uga xumaaday weerarka Ninka cunsuriga ah uu Jimcihii ku laayay dadka muslimiinta ah,waxana sidoo kale cambaareeyey qaar ka mid ah eheladiisa.

    Sawirro.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    June 22, 2025

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    June 22, 2025

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    June 22, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?

    Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday

    Fadhiga kalfadhiga 56-Aad Baarlamaanka PL Ee Maanta

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.