Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Nin Somaliya oo loo dhiibay hogaaminta Sirdoonka Kenya
    Somalia

    Nin Somaliya oo loo dhiibay hogaaminta Sirdoonka Kenya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sirdoonka Qaranka Kenya,waxaa loo dhiibay Nin Somalida Kenya ah oo miisaan leh,kana soo jeeda Qoys miisaan culus ku leh Siyaasada Kenya.

    Ma fududa hogaaminta Sirdoonka Kenya oo ah mid ka mid ah Dalalka Afrika ugu horeeya oo ugu muhiimsan.

    Sirdoonka Kenya marka laga soo tago gudaha Kenya,waxuu saamayn weyn ku leeyahay Qaarada iyo Caalamka kale,waxaana soo dhexmara shaqooyin muhiim ah.

    Nayrobi Caasimada Kenya waa mid ka mid ah xarumaha Diblomaasiyada iyo shaqooyinka caalamiga ah ay ka dhaqaaqaan ee Qaarada.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.