Axmed Maxamuud Maxamed oo dilay Xamse Muuse Ducaale oo ahaa Macallin iyo Imaan Deegaanka Seemade ka hawlgeli jiray.
Dilaaga,ayaa la keenay Magaalada Gaalkacyo,waxaana lagu xiray Saldhigga dhexe, sida ay sheegeen Booliska Gobalka Mudug.
Halkan ka daawomuuqaalkaiisa