Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»NRC: 273,000 oo qof ayaa ku Barakacay Fatahaadaha Wabiyada Soomaaliya
    Somalia

    NRC: 273,000 oo qof ayaa ku Barakacay Fatahaadaha Wabiyada Soomaaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Heyโ€™adda qaxootiga ee NRC, ayaa sheegtay in fatahaada ka dhacay guud ahaan dalka Soomaaliya ay ku barakaceen 273,000 oo ruux.

    Dadka ugu badan ayaa ka barakacay Magaalada Beledweyne oo ah halka ay ka dhaceen fatahaada ugu daran oo uu sameeyay wabiga Shabeelle.

    Daadadka ayaa bur buriyay qaybo badan oo ka mid ah magaalada Beledweyne, iyadoona ilaa iyo haatan ay jiraan xaafado badan oo dad k goโ€™doonsanyihiin.

    Heyโ€™adda ayaa sheegtay in dadka barakacay ay yihiin dad aad unugul oo u baahan caawinaad deg deg ah.

    Ugu dambeyntii, Hayโ€™adda NRC ayaa walaac ka muujisay ku dhawaad 30,000 oo ruux oo ay sheegeen in ka barakaceen Magaalada Bardaale ee Gobalka Baay oo ay daadad xoog leh ku rogmadeen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.