Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Nugaal Hotel oo si rasmi ah xariga looga jaray
    Somalia

    Nugaal Hotel oo si rasmi ah xariga looga jaray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 8, 2023Updated:September 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Hajji. Ahmed E. Osman Karaash ayaa xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Huteel Nugaal.

     

    Hotel Nugaal oo si casri ah loo dhisay loona qalabeeyay,ayaa diyaar u ah in Xariga laga jaro.

    Nugaal Hotel,waa soo jireen ilaa waagii Garowe la Aas-aasay lasoo bilowday.

    Mulkiile +Maamule Saalax Siciid Diiriye,waa ku bogaadinayaa maalgashigan soo kordhiyay Shaqo abuurka,bilicda… pic.twitter.com/L7MWoGPcQD

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) September 6, 2023

     

    Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Xildhibaan hore Siciid Diiriye oo ah Mulkiilaha Huteelka sida uu uga qayb qaatay Shaqa abuurka bulshada iyo maal-gashiga joogtada ah ee uu dalka geliyey, isaga oo xusay kaalinta weyn ee uu ka qaatay Nabada iyo Horumarka Puntland.

    Sidoo kale Madaxweynaha ayaa Alle Caafimaad Sareecana uga baryey Xildhibaanka oo safar Caafimaad ugu maqan dalka dibediisa.

    Munaasabada waxaa ka qayb galay Wasiirka Ganasiga Puntland, Wasiirka Warfaafinta, Xildhibaano, Duqa degmada Garoowe, Suldaan Siciid Maxamed Garaase, Ganacsato, Saraakiil, Siyaasiyiin iyo masuuliyiin kale.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.