Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Nuxurka khudbadii Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caleema saarka
    Somalia

    Nuxurka khudbadii Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caleema saarka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 25, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si fiican buu uhadlay Madaxweynaha Fadaraalka Xasan Shiikh Maxamuud.

    Arinka Dastuurka”

    Waxa la ansixiyay waa Habraacii ee mahan Dastuurkii,waxaana sheegayaa in Dastuurka ka hadalkiisii uusan weli bilaaban oo uu hada bilow yahay,isla markaana wakhti aan siinayno layskula fahmo waxa lagu qorayo ama laga badalayo”Ayuu yiri MW Xasan.

    “Dastuurka Qabyo tirkiisa Aniga ima qusaynayo ee wuxuu ka bilaabanaya Maalinka wax laga badalo Qofka iga danbeeya,waxba kama jiraan Xasan,wuxuu rabaa MW iyo ku xigeen in ay isaga iyo Xamse isku noqdaan”Ayuu yiri MW Xasan.

    Sharaxaad la fahmi karo oo wax ku ool ah,ayuu ka bixiyay muhiimada ay leedahay Qabyo tirka Dastuurka Wadanka.

    Arinka Itoobiya”

    “Kama yeelayno Itoobiya Deked baan rabnaa,Anagaana sheeganayna halka aan ka rabno,sidaan urabno iyo xilliga aan rabno idinkuna “Haye dhaha”taasi nagama qabato”Ayuu yiri MW Xasan.

    “Horumarka Dhaqaale iyo Xeeb iskuma xirna oo 50 Dowladood,ayaa Bad la’aan ah caalamka,waxaana ku jira kuwa uga hormarsan,si gaar ah Itoobiya 30-kii Sano ee udanbeeyay,waxay samaynaysay koror dhaqaale oo sare marka,waxaan leenahay Madaxda Itoobiya Buugaagta dib u akhriya”Ayuu yiri MW Xasan.

    “Kubadu waxay taalaa Garoonka Dowlada Itoobiya,iyadaan sugaynaa waxay uga jawaabto iyo siday uciyaarto,dhib kale majiro”Ayuu hadalkiisa kusoo xiray.

    Xaqiiqdii Erayo adag hadana asluubaysan oo ku fadhiya qiyam iyo Maslaxad Somaliyed,ayuu ka yiri damaca Itoobiya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.