Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Odoyaasha Garowe ku Shirsanaa oo taageeray Madasha Garowe
    Somalia

    Odoyaasha Garowe ku Shirsanaa oo taageeray Madasha Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 1, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wado khaldan ayay raaceen,mana soo saarin wax xal noqon kara,waxay toos ula safteen Siyaasiyiinta Madasha.

    “Odoyaashii Shirku Garowe uga socday,ayaa soo saaray in Doorashadu wakhtigeedii ku qabsoonto,isla markaana la joojiyo Doorashada Qof iyo Codka ah laguna soo xulo Barlamaanka sidiisii hore ee 66-da”..

    Ugu yaraan,waxaa la filayay in ay meel dhexe wax keenaan,balse waa uga sii dareen.

    Warka kasoo baxay qayb ka mid ah Odoyaasha,waxuu taageero uyahay MW Deni oo xataa Dadkii ku diidanaa sida uu umaaraynayo Doorashada Qof iyo Cod Indho la’aan ayay ku raacayaan.

    Odoyaashu,waxay muujiyeen in ay qayb ka yihiin Madasha Garowe laga sameeyay.

    Laba dhinac,ayaa ishayay,waxay ahayd in ay xal dhexe keenaan oo aan 66-da iyo Qof iyo Codka aan tooska ahayn,iyagoo tixgelinaya rabitaanka Shacabka ee Dimuqraadiyada iyo Siyaasiyiintan hankooda.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.