Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ogaysiinta Maraykanku udiray DFS,waxay Waji gabax ku tahay Damacii SL Ee aqoonsi raadiska.
    Somalia

    Ogaysiinta Maraykanku udiray DFS,waxay Waji gabax ku tahay Damacii SL Ee aqoonsi raadiska.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 28, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ogaysiinta Maraykanku udiray DFS,waxay Waji gabax ku tahay Damacii SL ee aqoonsi raadiska.

    Bilihii udanbeeyay SL,waxay Dhaqaale ku bixinaysay Saxaafad iyo Senetero hore iyo kuwo hada jooga oo galaangal ku leh Aqalka-cad.

    Si weyn,ayaa loo buunbuunshay dadaalkii aqoonsi raadiska SL ee Aqalka-cad,waase lagu hungoobay oo waxay Xaajo kusoo idlaatay…..

    (SL,waa mid ka mid ah DG xubinta ka ah DFS ee QM aqoonsan tahay).

    Sida caadiga ah Maraykanku,isagoo ilaalinaya Gobanimada JFS,ayuu hadana la Shaqeeyaa Maamulada masuulka ah sida PL iyo SL.

    PL,waa Xubin ka mid ah DFS wax dhib ahna uma aragto ogaysiinta DFS la ogaysiiyay isticmaalka Dekeda Bosaso.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.