Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Olalaha Doorasho Oo si xamaasad leh uga socda SL
    Somalia

    Olalaha Doorasho Oo si xamaasad leh uga socda SL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    SL,waxas si xowliya uga socda Olalihii Doorashada ay ka harsan tahay wax ka yar Bil.

    Caasimada Hargaysa,ayuu haatan Olalaha awood muujinta Xisbiyadu ka socdaa,waxaana buthaantiisa soo bandhigay Xisbiga Wadani.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/10/AQPge7RoybgIFfbHyr6gRzzejSHMDKF-K_U7W-w0AcnclWswj6A5D14rhdbr0GOXhVzgOBg_ZXru8bbrwoiJQ0h3.mp4

    Muuqaalada soo jiidashada leh,waxaa ka mid ah Maxaabiistii oo qayb ka ah Olalaha Doorashada SL oo waliba u olalaynaysa Xisbiga Wadani.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/10/f6CgZsrAQbdeldoA.mp4

    Cirro Dadku Rajo badan oo Noloshooda toos usaamaynaysa,ayay ka filayaan,waxayna u arkaan Nafis ubadali doona Saraakiishii SNM ee talada ku fashilmay.

    Shacabka caadiga ah ee SL 80% Cirro ayay dooranayaan,waxaase Muuse raba haldoorka SL iyo Dowladaha Shisheeye,waana mid sababi karta in Muuse Doorashada leexsado.

    Si walba Quruxda SL ka muuqata in ay sii socoto oo ay qabsoonto Doorasho Xor iyo Xalaal ah,isla markaana awooda si Nabad ah loola kala wareego,ayaan rajaynayaa.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.