Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Oromada oo qorshaynaysa in ay si dadban ula wareegto Deegaanka Tulli-guled Ee DDSI
    Somalia

    Oromada oo qorshaynaysa in ay si dadban ula wareegto Deegaanka Tulli-guled Ee DDSI

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Tuli-guuleed waa Deegaankii uu kasoo go’ay Qamadigii uu ku faanayay Abiy in dalka dibadiisa loo dhoofinayo.

    Waa Deegaan Beereed Qani ah oo Deegaanka Somalida ka tirsan,waxayna ku taal Xuduuda Oromada.

    Deegaankan,waxaa qandaraas ay ku maalgelinayso oi ku kacaya 300-Milyan oo dolar u ogolaatay Shirkada samaysa Biirta.

    Abiy oo ka duulaya Deegaankaas Barwaaqadiisa in Somalida Gacanteeda laga saaro,ayaa Degmo ka dhigay Makanisa oo ka tirsan Oromiyaa.

    Deegaankan,waxuu kaloo 97-km ujiraa Seylac oo Oromadu qorshaysanayso in ay Deked ka dhisato mustaqbalka dhow.

    Haatan Deegaanka Tuli-guuleed waxuu bartanka ugalay Laba Degmo oo Oromo leedahay oo kala ah Makanisa iyo Jinacsaney.

    Shalay Dadkii Deegaanka,ayaa kacdoomay oo Dab geliyay Degmada cusub ee Oromada.

    Hadafka Oromadu waa in Deegaankan la hareereeyo oo si dadban loo Oromeeyo dhan walbaba laga xijiyo Oromada.

    Madaxweyne Mustafe waxaa looga yeeray Adis,waana lagu canaantay kacdoonka Bulshada Geri-koombe ee Deegaanka Tuli-guuleed degta.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.