Dowladda Mareykanka,ayaa ku dhawaaqday in ay ‘hakisey’ dhammaan howlihii gargaar ee Soomaaliya, ka dib markii mas’uuliyiin ka tirsan DFS ay burburiyeen bakhaar-keyd raashin oo loogu talo-galay dadka danyarta ah, lana qaatay ilaa 76 tan cunto ah. Mareykanku ma caddayn halka…
TOP HEADLINES
Doorashada Xasan ee Xamar,waxaa lagu tilmaami karaa ( Canjilid doorasho). Xaqiiqdii,waa fursad dahabiya oo uu…
“Dowlada Puntland,waxay uheshay dhaqaale dhismaha Wadada Galkacyo- Goldogob sida uu noo xaqiijiyay sarkaal muhiim ah…
Waa awood kale oo reer Mudug muujiyeen dhismaha garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf Galkacyo. Wasaaradda Duulista…
Madaxweynaha wakhtigu gabagabada ka yahay Xasan Shiikh,ayaa heediyay khudbad uu uga hadlay doorashadiisa berri Xamar…
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada JSL ku qaabilay Wasiirka…
Qabashada Moduru,waxay ceebaysay oo macno tirtay Shiinaha,sababtoo ah,wuxuu ahaa Geed fadhiga Moduru dhan walba. Sadex…
Iran,waa la galay,waxaana Todobaadkii Labaad si xiriir ah uga socda banaanbaxyo. Dadka,waxaa ka dhamaaday dulqaadkii…
Ka hor 20-Janaayo,ayaa Gudiga farsamada looga fadhiyaa in ay diyaariyaan qorshe ay ka baaraan dageen…