Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Punsaa oo Bosaso ugu furtay tababar ku dhawaad 500 oo kor joogto
    Somalia

    Punsaa oo Bosaso ugu furtay tababar ku dhawaad 500 oo kor joogto

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dalladda urrurrada bulshada rayidka ah ee Puntland PUNSAA,ayaa manta 400 kor joogtada maxaliga ah ee doorashada u furtay tababarka hababka casriga ah kor joogtaynta doorashada Golayaaasha Deegaanka ee la filayo in ay dhacdo 25 bishan.

    Tababarrada,ayaa si wadajir ah uga furmay Bosaso, Garowe iyo Galkacyo oo ay ku kala sugan yihiin xubnaha korjoogtada ee tegaya goobaha darooshadu ka dhici doonto.

    Tababarka,ayaa soconaya muddo Laba cisho ah,iyadoo Korjoogtada la bari doono:-

    • Daah-furnaanta doorashooyinka
    • Ilaalinta Sumcada doorashooyinka
    • Dhisida kalsoonida shacabka ee doorashooyinka
    • Habaka isticmaalka qalabaka korjoogtadu ay ku soo gudbinayaan xogta xarumaha Doorashada sida isticmaalka systemka ODK system iyo sms System.

    Magalalada Bosaso oo ah goobta lagu qabtay Tababarka Korjoogtada Shanta Gobol ee Bari, karkaar, Gardafuu, Sanaag iyo Haylaan,ayaa Guduumiye Kuxigeenka Dalada PUNSAA Mursal Maxamuud Cabdi iyo uqaybsanaha Gobolka Bari Faadumo Yaasiin Jaamac waxa ay furitaanka Tababarka ka jeediyeen Hadalo ku wajahan Doorka Laga rabo Korjoogtada.

    Dallada PUNSAA oo qayb ka ah Geedi socodka Barnaamijka Dimuqraadiyadda,ayaa cayaaraysa kaalin korjoogto oo dhex-dhexaad u ah Ururrada siyaasadda iyo daneeyayaasha kale ee doorashada.

     

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.