Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland dib ugu laaban mayso hanaankii Qabiilka
    Somalia

    Puntland dib ugu laaban mayso hanaankii Qabiilka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland hal Doorasho,ayaa ka dhacaysa,waana mida Dadweynuhu ku dooranayo Madaxweynaha,ku xigeenkiisa iyo Baarlamaanka.

    Gudiga Doorashada rasmiga ah ee PEC,ayaana ay Gacanta ugu jirtaa khariirada lagu galayo Doorashadaas.

    Musharaxii han hogaamineed leh,waxaa khasab ku ah in uu kasoo dhex muuqdo Xisbiyada jira mid ka mid ah.

    Macno samayn mayor in la abaabulo Olale dib loogu laabanayo Doorashadii 66-da Xildhibaan ay Qabiilladu toos usoo xuli jireen.

    Puntland waxay ugudubtay Dimuqraadiyad,dibna loogu laaban mahayo hab Beeleed.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.