Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland:-Duqayn lagu dilay in ku dhow 100 argagixisada ah
    Somalia

    Puntland:-Duqayn lagu dilay in ku dhow 100 argagixisada ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 25, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Duqaynta,waxaa fuliyay Sxb-da PL,gaar ahaan Dowlada Maraykanka.

    Waxaa laga fuliyay…..

    1.Toga Miraale.
    2.Taliska Miraale
    3.Ceelka Miraale.

    Waxaa lagu dilay Duqaynta hore Lix Amiirada argagixisada ah oo joogay Aleelaha oo Waqooyi Galbeed Miraale ah.

    Duqayntii Labaad,waxaa lagu dilay 62-Maleeshiyada argagixisada ah.

    Duqayntii Sadexaad,waxaa lagu dilay 40-Maleeshiyada argagixisada ah.

    Guud ahaan argagixisada Caawa duqaynta lagu dilay,waa 108-Xubnood.

    Gacan barakaysan oo Maraykan,ayaa ku dhacday argagixisada Caawa.

    Sidoo kale,waxaa iyaguna hada hawada galay Diyaaradaha Imaaraadka Carabta oo ah Sxb kale oo PL Dhiiga ushubay.

    Qorshuhu,waa in Garaacistu aysan kala joogsan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.