Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland iyo Galmudug oo ka wada-hadlay la dagaalanka Argagixisada (Sawirro)
    Somalia

    Puntland iyo Galmudug oo ka wada-hadlay la dagaalanka Argagixisada (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 18, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Ariimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed Dhabancad oo Madaxtooyada Dowladda Puntland ee magalaada Gaalkacyo ku qaabilay masuuliyiin Ka tirsan labada Golle ee baarlamaanka DFS iyo maamulka Galmudug.

    Wafti uu hogaaminayay Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdid oo ay kamid ahaayeen Gen Gorod, Xildhibaan Cabdikarim Khalif, Siyaasiyiin, Guddoomiyaha Degmada Galkayo ee Galmudug iyo masuuliyiin kale ayaa tacsi ugu yimaadeen Masuuliyiin DPL oo uu kamid yahay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Xildhibaano, Maamulka Gobolka iyo Degmada ee DPL, ayagoo ka tacsiyeeyey geeridii Guddoomiyihii Gobolka iyo muwaadiniintii kale ee maalintii shalay qarax lagu dilay Gudaha Magaalada Gaalkacyo.

    Intaasi kadib masuuliyiinta waxay kawada hadleen ladagaalan cadowga ku dhex jira shacabka sidii loo xoojin lahaa iskaashiga amniga iyo la dagaalanka Argagixisada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.