Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland iyo hay’adaha caalamiga ah oo ku kulmay Nayrobi
    Somalia

    Puntland iyo hay’adaha caalamiga ah oo ku kulmay Nayrobi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    NAIROBI -Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Dowladda Puntland ayaa Maantay Magaalada Nairobi waxay kulan kula yeesheen Masuuliin ka socda FCDO, gaar ahaan Agaasimaha horumarinta FCDO, Madaxa arrimaha caafimaadka iyo bini’aadanimada iyo Madaxa arrimaha Maamulka (Governance).

    Waasiirada Maaliyadda, Caafimaadka, Qorshaynta iyo Wasiiru Dowlaha Madaxtoyada iyo Taliyaha arrimaha Maamulka Maaliyadda ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo FCDO ayaa ka wada hadlay qodobo ay ka mid yihiin:

    1. Mashaariicda caafimaadka ee ay Dowladda Ingiriisku ka caawiso Puntland iyo guud ahaan arrimaha bini’aadanimada, khaasatan xaaladda bini’aadanimo ee ka dhalatay dagaalada ka socda Laascaanood.

    2. Mashaariicda horumarinta ee ka socda Puntland iyo sidii ay Dowladda UK gacan uga geysan lahayd, gaar ahaan kaabayaasha dhaqaalaha ee gobolka.

    3. Waxaa sidoo kale laga wada hadlay mashruuca horumarinta iyo casriyeynta kastamyada Puntland.

    Shirka ayaa ku soo dhammaaday si guul ah.

    Baahintii

    Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.