Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland iyo Shirkada CCECC oo macdan ka helay Gobalada Bari, Sanaag & Gardafuu
    Somalia

    Puntland iyo Shirkada CCECC oo macdan ka helay Gobalada Bari, Sanaag & Gardafuu

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 18, 2020Updated:January 18, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkada CCECC ee Shiinayska ah iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumada Puntland,ayaa todobaadyadii lasoo dhaafay Macdan baaris ka waday Buuraha Calmadow ee Sanaag.

    Wararka ayaa sheegaya inuu sahan ahaa hawlgalkan laguna xaqiijiyay Macdan fara badan oo halkaas dhex ceegaagta.

    Wasiirada Puntland iyo Macdan baarayaasha Shiinayska ah waxay dib ugu soo laabteen Magaalada Boosaaso, iyagoo xogta Macdantaas u gudbin doona Xukuumada.

    Al-Shabaab oo ka war helay baarista macdantaas, ayaa markii danbe gubay Gaari kuwa qoryaha la saaro ah oo markuu uga xumaaday Uulxaleed ay Qorigii kasii furteen ilaaladii la socotay Wasiirada iyo Macdan baarayaasha.

    Sida xogtu tilmaamayso waxaa jira qorshe balaaran oo ay Dowlada Puntland wado,kaasoo Macdan looga baarayo Gobolada Bari,Sanaag iyo Gardafuu.

    Shirkada CCECC ayaa mashaariic hormarineed ka wada degaanada Puntland, waxaana Madaxda Shirkadda CCECC iyo Xukuumadda Puntland ay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha ku kala saxiixdeen Mashruuca dhismaha deked kalluumaysi oo casri ah oo shirkaddu ka hirgalinayso degmo Eyl ee gobolka Nugaal, taas oo aan la ogeyn halka Puntland ay ka bixineyso dhaqaalaheeda, balse la sheegay in Puntland ay ku bedelen doonto Macdan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.