Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Kulamo wax ku ool ah,ayaa uga soo dhamaaday Nayrobi PL & SL. Qodobada kulamada looga xaajooday,waxaa ugu waa weynaa Laba arimood oo kala ah….. 1.Amniga.2.Duulimaadyada. PL& SL,waxay wadajir uqaateen go’aan mid ah oo ay la wadaagayaan QM.