Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland ka maqnaanshaheeda Shirka Baydhabo maqaamkeeduu kor uqaaday
    Somalia

    Puntland ka maqnaanshaheeda Shirka Baydhabo maqaamkeeduu kor uqaaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kadib markii ay xaqiiqowday in aysan PL sinaba uga qaybgalayn Shirka Baydhabo la baajiyayna socdaalkii Laftagareen ee Garowe,ayaa lagu adkaystay in Shirku qabsoomo.

    Puntland waa uguul Siyaasadeed in Dowlada Fadaraalku kusoo ururto Bartamaha iyo koonfurta Dalka,si gaar ahna iyada loola macmiilo.

    Shirkan,waxuu xaqiijinayaa doodii PL ee ahayd waxqaybsiga Dalku,waa Sadex meelood oo kala ah…

    1.PL
    2.SL.
    3.B.iyo K.

    Mar walba oo PL iska ilaaliso ku milanka Xamar iyo Maamulada laga biilo Dekeda Muqdisho waxay helaysaa Mashaariicdeeda horumar,waxayna difaacaysaa Fadaraalka iyo Dowladnimada Somaliya.

    Madaxweyne Deni waa ku amaanan yahay in uu Albaab walba kasoo xirtay kooxaha qabsaday Villa Somaliya ee D+D.

    Puntland maqaam ayay ku helaysaa ka maqnaanshaha Shirka Baydhabo,Xasana,waxuu kusii jirayaa Shakashii Siyaasadeed.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.