Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland maxay ka rabtaa Baanka Aduunka iyo BC kale ?
    Somalia

    Puntland maxay ka rabtaa Baanka Aduunka iyo BC kale ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland maxay ka rabtaa Baanka Aduunka iyo BC kale ?

    1.In uu cad yahay qoondada Puntland ay ku leedahay mashruuc walba.

    2.In qaybta hawlgelinta mashruuc kasta uu fadhiyo Puntland,awood buuxdana leeyahay.

    3.In Lacagta lagu fulinayo Mashaariicda aysan soo marin Xamar.

    4. In wixii Shaqaalaysiin ah iyo iib ah ay Puntland umadax bannaan tahay oo Federaalku shaqa ku lahayn.

    Waxaa la hakiyay dhamaan Mashaariicdii cusbaa ee Baanka Aduunku ka fulinayay PL inta laga saxayo.

    Dooda Puntland ee Mashaariicd Baanka Aduunka,ayaa ku salaysan in lagu dulmiyay oo 28-Mashruuc oo Baanka Aduunku ka fulinayo Somaliya ay PL 8-ka mid ah wax ka heshay,halka 20-ka kale laga qadiyay.

    Dayaca ugu weyn ee PL kasoo gaaray Mashaariicda Baanka Aduunka waxay dhaceen mudadii uu xilka Wasiirka Maaliyada hayay Xasan Shire,iyadoo loo nisbaynayo in ay sababtay fahan xumi ka haysatay dhanka Mashaariicda iyo danaysi kooban.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.